Hopp til hovedinnhold

Korantada iyo electarooniga

Waxaad baratay

  • rakibida iyo ilaalinta korantada iyo nidaamka electarooniga
  • rakibida, isku xirka ama sameynta korantada iyo nidaamka electarooniga
  • dib u hagaajinta qalabka korantada
  • soo saarista qalab cusub oo koranto
  • soo saarista agabyada iyo sameynta qalabka
  • dukumiintiyada ku saabsan badbaadada, amaanka

Waad inaad

  • sixida iyo nidaamka
  • waxyaabaha ficil ahaan u jenjeera ama ku salaysan xirfadaha shaqooyinka adag
  • qaabka adeega loogu soo jeesto iyo habka maskixiyan la isku diyaariyo
  • yool saarista iyo sameynta midab wanaagsan

Waxaad noqon kartaa

  • qof sameeya korantada, farsamayaqaan koranto ama habka loo takibo korantada
  • xakameeye qalab, sida fiilooyinka korantada ama agabka korantada
  • farsamoyaqaan koranto ama qalabka makaanikada diyaaradaha
  • farsamoyaqaan hawo, qof ku taqasusay qalabka kumbuyuutarka ama khabiir qaabilsan soo saarka qalabka korantada
  • qof qaabilsan mashiinada ootamaatiga ah ama meerayaha qalabka bada ee ROV
  • qof soo saara furunjiyeerada ama qalabka dhaliya kulaylka ama farsamoyaqaan qalabka neefta
    Eeg dhammaan xirfadaha iyo aqoon-cilmiyeedyada

Goobta shaqada

  • shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadwaynaha
  • warshadaha korantada iyo nidaamyada
  • warshaqadaha mashiinada, kuwa soo saara korantada ama shaqooyinka jidka tareenka
  • warshadaha kumbuyuutarka, kuwa diyaaradaha ama kuwa saliida

Waxbarasho badan

Waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxay ku hagtaa awood u yeelashada xirfadle (leh ama aan lahayn shahaadada ganacsiga ama socdaalka). Kadib dhammaysashada waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxaad billaabikartaa shaqo ama inaad qaadato waxbarasho kale:

  • Waad qaadan karto waxbarasho saa’id ah oo ah koleej xirfaddeed. waxay dhistaa xirfaddaha ka sarreeya waxbarashada dugsiga sare waxayna bixisaa waxbarasho xirfadeed saa’id ah oo toos loogu isticmaalo in nolosha loogu shaqeeyo.
  • Waxaad qaadan kartaa
    – kaddib Vg2 ama
    – kaddib marka aad ku guulaysto awood yeelayashada xirfadle.
    Waxaad fursad u heli inaad qaadato tacliinta sare kuna qaadato kulliyad jaamicadeed ama jaamicad.xusuusnow in barnaamijyada waxbarasho qaarkood, sida injineeriyaddam sayniska iyo barashada caafimaadka, kaaga baahan yihiin inaad haysato maadooyin saynis ah.
  • Waxaad codsan kartaa ogolaanshaha tacliinta sare kaddib koorsda saa’idka ah ama wadiiqadda Y, wadiiqadda xirfadda ee tacliinta sare. Wadiiqadda Y waxaa loogu talo galay leh khibrad waayo aragnimo xirfadeed. Koorsooyinka aasaaska iyo wadiiqadda Y waa kuwa ugu badan ee lagu isticmaalo waxbarashada sayniska iyo injineerriyada.