Hopp til hovedinnhold

Farshaxan, naqshadayn iyo injineeriyaddadhismaha

Waxaad baran

  • sawirrida
  • qurxinta shay’yo oo ah qalabyo kala duwan
  • horumarinta awooddaada abuurista
  • waxyaabo ku saabsan farshaxanka iyo dhaqanka
  • waxbaayo ku saabsan arrimaha heer deegaan iyo horumarinta magaalooyinka
  • maadooyin aragti ah

Waa inaad noqotaa

  • mid danaynaya sawirrida
  • hal abuur leh
  • danaynaya naqshadaha, qurxinta iyo kaladhaynta
  • mid danaynaya falsafadda qurxinta
  • danaynaya abuuridda shay

Waxaad ku guulaysan

  • caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud iyo inaad qaadan karto tacliinta sare

Haddii aad qaadato tacliinta sare, waxaad kartaa, shay’yo kala duwan, aadna noqon kartaa

  • naqshadeeyaha dhismayaaha, naqshadeeyaha dhulka iyo naqshadeeye gudaha ah
  • naqshadeeyaha waxsoosaarka, naqshadeeyaha warshadaha, ama naqshadeeyaha shaxda
  • afarshaxanle iyo dhex dhexaadiye dhaqan, ilaaliyaha xarunta miyuusamka ama farshaxan yaqaan
    Sidoo kale waxaad qaadankartaa waxbarasho xirfaddo kale ah - oo leh caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud waxaadna ku codsan kartaa inta ugu badan waxbarashada laga helo kulliyadaha jaamicaddaha iyo jaamicaddaha..

Goobaha shaqadu waxay noqon karaan

  • xafiiska injineeriyadda dhismaha ama dhismaha iyo shariikaddaha xakameeya khsaaraha dhaqaalaha
  • shirkadaha wax soosaarka ama wakaaladdaha naqshaddaha
  • miyuusamyada, ama istuudiyaha farashan yaqaanka

Ogolaanshaha tacliinta sare

Caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud waxaad codsan kartaa waxbarashada kulliyadaha jaamicadda iyo jaamicaddaha. Si kastaba ha ahaatee, qaar kamid ah waxbarashada ogolaanshahoodu waxay leeyihiin shuruudo khaas ah:

  • Tijaabada ogolaanshaha: Qaar kamid ah waxbarashada waxay kaaga baahan yihiin tijaabo baraaktiko ah in aad hesho ogolaanshahat.tusaale ahaan waxbarashada qaarkood waa hal abuurid ama waxbarashada ciyaaraha.
  • Shuruudaha sayniska: Waxbarashada qaarkood ayaa leh shuruud ah inaad haysato maadooyin saynis ah. Tusaale ahaan barashada injineeriyadda, sayniska iyo barashada caafimaadka. Waxaad ka heli doontaa shuruudaha ogolaanshaha kuliyaddaha jaamicadda iyo jaamicaddaha baraha internaytkat samordnaopptak.no. Barnaamijka waxbarasho qaarkood way adkaan kartaa in la helo qol ama jadwal lagu doorto dhammaan saynisyada aad u baahan tahay. Haddii aad qaadanayso takhasuska barashada guud oo leh sayniska dabiiciga ah ama xisaab ah Vg2 iyo Vg3 waxaad isu taagi jaaniska ugu fiican ee ah inaad awoodi doonto qaadashada saynisyada aad u baahan tahay.

Valg av fag i utdanningsprogram for kunst, design og arkitektur

  • Tre programfag kan du velge selv, ett på Vg2 og to på Vg3.
    • De valgfrie programfagene kan være videre spesialisering innen
      kunst, design og arkitektur og/eller fag fra et annet programområde i studieforberedende utdanningsprogram (for eksempel realfag eller fremmedspråk).
    • Det er opp til skolen din hvilke programfag som tilbys.
    • Hadde du ikke fremmedspråk på ungdomstrinnet? Da må du ta fremmedspråk som fellesfag på Vg3 istedenfor det valgfrie programfaget på Vg3.
  • Har du spesielle framtidsdrømmer? Da bør du sjekke opptakskravene til studiene, før du velger fag.
  • Programfag i fremmedspråk og realfag gir tilleggspoeng ved opptak til høyere utdanning.