Hopp til hovedinnhold

Timo hagaajinta, ubaxyada, fadhiyada iyo naqshadeynta dukaamada

Waxaad baratay

  • habka naqshadeynta iyo muuqaalada
  • sida loo sameeyo xirfado wanaagsan
  • sameynta iyo isticmaalida farsamooyinka kala duduwan iyo habka loo isticmaalo
  • taariikhda naqshadaha iyo sida ay u kala duduwan yihiin
  • xariirka iyo la xariirida macaamiilka

Waad inaad

  • xirfadaha leh hal abuurka
  • xiiseyso ku shaqeynta gacmahaaga
  • habka muuqaalada foomka leh xiisaha
  • saxdaa aadna ilaalisaa

Waxaad noqon kartaa

  • qof wax naqshadeeya asagoo isticmaalaya ubax
  • qof hagaajiya timaha
  • qof naqshadeeya fadhiyada guryaha
  • qof naqshadeeya qaybaha banaanka iyo muuqaalada hore
  • farshaxaniiste make-up iyo sameeya timooyinka
    Eeg dhammaan xirfadaha iyo aqoon-cilmiyeedyada

Goobta shaqada

  • dukaan gada ubax ama bandhigyada ubaxa
  • tiyaatar ama goob lagu hagaajiyo timaha
  • shirkad qaabilsan maqalada iyo muuqaalada, iyo xayeysiinada
  • shirkad aad adigu leedahay

Waxbarasho badan

Waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxay ku hagtaa awood u yeelashada xirfadle (leh ama aan lahayn shahaadada ganacsiga ama socdaalka). Kadib dhammaysashada waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxaad billaabikartaa shaqo ama inaad qaadato waxbarasho kale:

  • Waad qaadan karto waxbarasho saa’id ah oo ah koleej xirfaddeed. waxay dhistaa xirfaddaha ka sarreeya waxbarashada dugsiga sare waxayna bixisaa waxbarasho xirfadeed saa’id ah oo toos loogu isticmaalo in nolosha loogu shaqeeyo.
  • Waxaad qaadan kartaa
    – kaddib Vg2 ama
    – kaddib marka aad ku guulaysto awood yeelayashada xirfadle.
    Waxaad fursad u heli inaad qaadato tacliinta sare kuna qaadato kulliyad jaamicadeed ama jaamicad.xusuusnow in barnaamijyada waxbarasho qaarkood, sida injineeriyaddam sayniska iyo barashada caafimaadka, kaaga baahan yihiin inaad haysato maadooyin saynis ah.
  • Waxaad codsan kartaa ogolaanshaha tacliinta sare kaddib koorsda saa’idka ah ama wadiiqadda Y, wadiiqadda xirfadda ee tacliinta sare. Wadiiqadda Y waxaa loogu talo galay leh khibrad waayo aragnimo xirfadeed. koorsooyinka aasaaska iyo wadiiqadda Y waa kuwa ugu badan ee lagu isticmaalo waxbarashada sayniska iyo injineerriyada.