Hopp til hovedinnhold

Wax soosaarka warshadaha iyo teknoolajiyada

Waxaad baratay

  • qorsheynta wax soosaarka iyo nidaamka wax soosaarka
  • qalabka robootka ee ootamaatiga ah iyo barograaminta
  • waxyaabaha ku saabsan qalabka wax soosaarka iyo mashiinada
  • waxyaabaha ku saabsan gaadiidka iyo safarka
  • nidaamyada kiimikada iyo farsamooyinka chemistariga
  • waxyaabaha ku saabsan caafimaadka, iyo badqabka biii'ada

Waad inaad

  • naqaano xirfadaha maskaxda aadna ku shaqeyso gacmahaaga
  • si madax banaan wax u saxdid
  • xiiseynayso teknoolajiyada cusub

Waxaad noqon kartaa

  • alwaaxyada, qalabka dhismaha aluminium ka ah ama shaqaale ka shaqeeya biraha
  • qof sameeya qalabka, agabyada iyo qalabka ama biraha
  • farsamoyaqaan laabka baaritaanada ama qof yaqaan habka nidaamka kiimikada
  • warshad bulaacad, qof soosaara waxyaabaha warshadaha ama qalabka lagu dhaqo dharka
  • farsamoyaqaanka sameeya gaadiidka sida mootooyinka, qalabka mootada ama qalabka buufinta gaadiidka
  • shaqaale dhuuxa maskaxda ama darawal gaadiid
  • qof sameeya mashiinada, sida mashiinada beeraha ama mashiinada qalabka gaadiidka
  • shaqaale qaabilsan mashiinada ama qodida goobaha
  • shaqaale badeed ama qof qaabilsan qalabka markabka
    Eeg dhammaan xirfadaha iyo aqoon-cilmiyeedyada

Goobta shaqada

  • warshadaha wax soosaara iyo kuwa korantada
  • warshadaha markabyada iyo kuwa baabuurta
  • warshadaha kiimikada iyo kuwa soosaara xaashiyooyinka
  • warshadaha gaadiidka iyo kuwa saliida
  • shirkadaha qaabilsan safarada iyo kuwa qaada shay'yaasha

Waxbarasho badan

Waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxay ku hagtaa awood u yeelashada xirfadle (leh ama aan lahayn shahaadada ganacsiga ama socdaalka). Kadib dhammaysashada waxbarashada xirfadda iyo tababarka waxaad billaabikartaa shaqo ama inaad qaadato waxbarasho kale:

  • Waad qaadan karto waxbarasho saa’id ah oo ah koleej xirfaddeed. waxay dhistaa xirfaddaha ka sarreeya waxbarashada dugsiga sare waxayna bixisaa waxbarasho xirfadeed saa’id ah oo toos loogu isticmaalo in nolosha loogu shaqeeyo.
  • Waxaad qaadan kartaa
    – kaddib Vg2 ama
    – kaddib marka aad ku guulaysto awood yeelayashada xirfadle.
    Waxaad fursad u heli inaad qaadato tacliinta sare kuna qaadato kulliyad jaamicadeed ama jaamicad.xusuusnow in barnaamijyada waxbarasho qaarkood, sida injineeriyaddam sayniska iyo barashada caafimaadka, kaaga baahan yihiin inaad haysato maadooyin saynis ah.
  • Waxaad codsan kartaa ogolaanshaha tacliinta sare kaddib koorsda saa’idka ah ama wadiiqadda Y, wadiiqadda xirfadda ee tacliinta sare. Wadiiqadda Y waxaa loogu talo galay leh khibrad waayo aragnimo xirfadeed. Koorsooyinka aasaaska iyo wadiiqadda Y waa kuwa ugu badan ee lagu isticmaalo waxbarashada sayniska iyo injineerriyada.